Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


CISBITAALKA KAYSANEY OO XUSAY SANADGUURADII 13AAD

 

banadir.com March 3 2005

XAFLAD BALAARAN OO LAGU XUSAAYAY MUNAASABADDII 13AAD EE EE KA SOO WAREEGATAY ABUURIDII CUSBITAALKA KAYSANEY EE MAGAALADDA MUQDISHO AYAA LAGU QABTAY XARUNTA CUSBITAAKA OO KU TAAL WAQOOYIGA MAGAALADDA.
XAFLADAAS OO AY KA SOO QAYB GALEEN MASUULIYIN,DHAQAATIIR, XUBNO KA TIRSAN BISHA CAS IYO BULSHADDA SOOMAALIYEED OO LAGU MARTIQAADAY AYAA WAXAA LAGA SOO JEEDIYAY WARBIXINO KU SAABSAN HORUMARKII UU GAARAY TAN IYO INTII LA AASAASAY SANADKII 1992 BISHI FEBRUARY.
UGU HORAYNTII WAXAA HADAL KOOBAN KA SOO JEEDISAY DRS. MINA HASSAN SHIBIS OO KA MID AH AASASAYAASHII IYO HOWLWADEENADII HORE CISBITAALKA. DRS. MINA WAXAY KU BOGAADISAY HOWLWADEEANADA CISBITAALKA SIDII AY UGU HOWL GELI LAHAYEEN LAHAAYEEN XILALKA ADAG EE AY BULSHADDA U HAYAAN.

WAXAA KALE OO KA HADLAY MUNAASABADAAS MASUULIYIIN BADAN OO UU KA MID AHAA MADAXA QALINKA EE CUSBITAALKA DR AXMED TAAJIR, MAXAMUD CALI UGAAS, INJ CALI XASAN MAALIN . DR AXMED M. CADALE, CALI YUSUF "BILE" IYO FAADUMO FORTO OO DHAMAAN UGU HAMBALYEEYEEN DHAMAAN SHAQAALAHA IYO HOWLWADEENADA CISBITAALKA HOWL GUDASHADA XILKASNIMADDA LEH IYO SIDA AY U BAAHI TIREEN BULSHADDA SOOMAALIYEED EE KU DGAQAN MAGAALADDA MUQDISHO.

UGU DAMBAYNTII WAXAA HADAL QIIMO BADAN OO KU SAABSAN WAXQABADKII CUSBITAALKA IYO BAAHIDA GUUD EE CUSBITAALKA KA SOO JEEDIYAY AGAASIMAHA CUSBITAALKA KAYSANEY MUDANE YUSUF HASSAN MAXAMED " YUSUF YARE". WUXUUNA UGU BOORIYAY BULSHAWAYNTA SOOMALIYED , GAAR AHAAN GANACSATADA IN AY GACAN KA GAYSTAAN KOR U QAADIDA TAYADA CUSBITAALKA ISAGOO SI GAAR AH WALIBA FARTA KU FIIQAY JIDKA ISKU XIRA CISBITALKA IYO MAGAALADDA MUQDISHO OO AH CAQABADA UGU WAYN EE ILAA HADDA HOR TAAGAN CISBITAALKA.


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->