Cayaaro
Sanadeedka Dhalinyaradda
Cayaaro
Sanadeed ka dhaca sanad kasto Carriga Canada oo dhex mara Cayaaryaho
dhalin yaro oo ka kala socda Magaalooyinka Toronto iyo Ottawa. kana
bilowday January 2006 Magaaladda Ottawa ayaa si rasi ah u bilowday.
Cayaartaas
oo sida aan horay idinkuugu sheegnay dhexmartay dhalinta ka socotay
Toronto iyo Kuwa Ottawa ayaa waxaa guushii ku raacday ciyaartoydi ka
socotay Magaaladda Toronto oo loo yaqaan Daryeel.
Cayaarahan
waxaa soo qabanqaabiyay Dhalinyaro ka socota Magaalooyinka Toronto iyo
Ottawa oo kala:
1-
Maxamed Dahir
2- Fuaad
3- AbdiHakim Hoore
Cayaarahan
oo hadda ka hor lagu qabtay magaaladda Toronto , Soccer Center, ayna
qaban qaabiyeen Ururrka Daryeel oo ay ka mid yihiin, Maryshaale, Dahir
Boodaaye, Cumar Warsame iyo Sadiq Mumin.
Cayaartaasna
waxaa gussha ku raacday cayaaryahanadii ka socotay Magaaladda Ottawa,
oo laka yiraahdo Southern Star iyo Jubba Star. Waxaana Cayaartaas garsoore
ka ahaa Garsoore Bashir Ebay oo degan Magaaladda Toronto.
Waxaana
kaloo qaban qaabinaynaa cayaaro loogu tala galay Dhalinyta yaryar oo
loogu magac dari doono Smali Week Youth Insha Allah.