|
Dagaalo
cusub ayaa la sheegay in uu saaka ka dilaacay mar kale Magaalada
Muqdisho ka dib markii Ciidamo Nabadgelayadda loo xilsaaray
oo ka socday Al-Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo u socday inay
kala dhexgalaan labadii kooxood ee beryahaan ku diriray Suuq-bacaad
ay si Qalad ah isagaa hor yimaadeen koox ka mid labadii kooxood
ee dagaalamay.
Inkasoo
aan la ogayn inta dhibku gaarsiisan yahay , haddana xabadaha
waxaa laga maqlaayay Xaafadaha Magaalada Muqdisho .
Ciidamada
Xaajigu oo u socday in ay bedelaan kuwa Dowladda KMG ah ayaa
la hubin dhibta soo gaartay.
|