Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


Gudigii go'aan kagaarista qeybinta ergada Shirka Dib u heshiisiinta oo ismari waayey

 

Shir ay shalay ku yeesheen meel u jirta Magaalada Eldoret 100 km siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo guddiga farsamada IGAD ayaa waxaa ay iska soo dhex saareen guddi ka kooban 9 ruux oo soo xulaya ergada ka galayb galeysa shirka. Guddigan la soo xulay ayaa kala ah:

1- Xuseen Maxamed Caydiid. 2- C/llaahi Yusuf Axmed 3- Xasan Abshir Farax 4- C/lle Deerow Isaq 5- Musse Sudi Yalaxow 6- Mowliid Macaani Maxamud 7- Xasan Maxamed Nuur (Shati gaduud) 8- Sheikh Adan Madoobe 9- C/llaahi Sheikh Ismail

Tiradii guud oo ahayd 400 boqol ayaa hadda lagu soo koobay 350 ayadoo la kala siiyay 250 siyaasiyiinta ah iyo 100 lagu soo koobay ururada bulshada. Guddigan ayaa laga sugayaan sidii ay u kala siin lahaayeen xubaha ku soo toosaya qeyb walba oo ayda dooneysa in ay wax badan hesho.

Shirkaas oo socday ilaa iyo maqribinimadoo ayaa dhoor jeer hakad galay, yadoo kooxba kooxda kale doneyso in ay ka sadbadsato. Nuxurka qybsiga leysku hayo oo aheyd 50 xubnood oo lagu kordhiyey 300 boqol ee loogu talagalay ka qeyb galayaasha shirka Eldoret, iyadoo ay wararka qaar sheegayaan in SRRC Damac ka galay 50 xubnood, taasina ay keentay is mariwaa sababay gudigii 9 gaalka ahaa awoodi waa yaan in ay ku guuleystaan xal u helida ciladii markii horaba loo magacaabay.

Taas ayaa keentay in mar labaad dib loogu celiyo gudiga farsamada ee IGAD, gudigaas oo horay u soo bandhigay qoondo wax qeybsi oo kama danbeys ah, taas oo ay ku gacan seertay kooxada SRRC aydoo aan kala harina shirka lagu kala dareersaday.

Mr. Mwangaale ayaa la sheegay in uu aad uga xunyahay caqabaddan soo food saartay shirka.


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->