Mogashishu Oct. 28 (Himilo)
- Xaflad ballaara oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo
ka dhacday guriga Madaxweynaha ayaa waxaa lagu magacaabay
labadii Wasiir ee ka dhimanaa Golaha Wasiirada, Wasiiru Dowlayaal
iyo Wasiir ku xigeennada Wasaaradaha kala duwan ee dowladda.
Waxaa soo hor dhigay
magacaabistaasi Madaxweynaha Ra’iisal Wasaare Cali
Khaliif Galayr, waxaana si
gaar ah isna loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Banaadir
oo loo magacaabay Cali Ugaas Cabdulle,
iyadoo xubnahaasina lagu hor dhaariyey Madaxweynaha hortiisa,
waana tan shaxnadii ay ku jireen:
|
Wasiirka Caafimaadka
|
Axmed Sheekh Maxamuud (Amoore)
|
|
|
Wasiirka Horumarinta reer miyiga
|
Cali C/raxmaan Xersi
|
|
|
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada
|
Xuseen Saalax Muuse
|
|
|
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda
|
Burci Maxamed Xamsa
|
|
|
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha
|
Maxamed Daahir Afrax
|
|
|
Wasiiru Dowladaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha
|
Khadiijo Cosoble Cali
|
|
|
Wasiiru Dowladaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha
|
Axmed Diiriye Maxamed
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad ee Wasaaradda Caddaaladda
|
Sh. C/llaahi Macallin Maxamed
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad ee Wasaaradda Caddaaladda
|
Maxamuud Maxamed Shiil
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Arr. Dibadda
|
Maxamed Amiin C/llaahi
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Arr. Dibadda
|
Maxamed Maxamuud Sheekh
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Arr. Gudaha
|
Maxamuud Maxamed Maxamuud
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Arr. Gudaha
|
Cabdi Cali Xasan
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Gaashaandhigga
|
Maxamed Maxamuud Xayd
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Gaashaandhigga
|
Jen. Ismaaciil Qaasim Naaji
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Maaliyadda
|
Xuseen Cabdulle Cali
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Maaliyadda
|
Saciido Xaaji Bashiir
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Qorsheynta
|
Muxiyaddiin Maxamed Cali
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Qorsheynta
|
Cabdi Shire Warsame
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda dib u dhiska…
|
Axmed Maxamed Nuur
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda dib u dhiska…
|
Maxamed C/llaahi Kaamil
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Beeraha
|
Maxamed Cumar Ibraahim
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Beeraha
|
Axmed Daahir Aadan
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad W. Shaqada iyo Isboortiga
|
Caasha Axmed Cabdulle
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad W. Shaqada iyo Isboortiga
|
Xaawo Cabdi Dhiblaawe
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Was. Kalluumeysiga
|
Mire Xaaji Faarax
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Was. Kalluumeysiga
|
Shariif Yuusuf Sombaana
|
|
|
W. ku xigeenka 1-aad W. Horumarinta iyo iskaashiga
|
Maxamed Nuur Xaaji Cumar
|
|
|
W. ku xigeenka 2-aad W. Horumarinta iyo iskaashiga
|
Ibraahim Axmed Gaabow
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Howlaha Guud
|
Yuusuf Ibraahin Kaahin
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Howlaha Guud
|
Cabdiweli Xersi Cabdulle
|
|
|
W. ku xigeenka 1-aad Was. Boostada iyo isgaarsiinta
|
Maxamuud C/raxmaan Xersi
|
|
|
W. ku xigeenka 2-aad Was. Boostada iyo isgaarsiinta
|
Maxamed Barqad Faarax
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Was. Macdanta iyo Biyaha
|
Maxamed Macallin Ibraahim
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Was. Macdanta iyo Biyaha
|
Maxamuud Cabdi Xasan (Afgooye)
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Was. Warshadaha
|
Saciid Cusmaan Islaan
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Was. Xanaanada Xoolaha
|
Saalim Xaaji Caliyow Ibrow
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Was. Xanaanada Xoolaha
|
Khaliif Shire Warfaa
|
|
|
W. ku xigeenka 1-aad W. Waxbarash. iyo Barbaarinta
|
Axmed Maxamed Axmed
|
|
|
W. ku xigeenka 2-aad W. Waxbarash. iyo Barbaarinta
|
C/llaahi Xuseen Cumar
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Ganacsiga
|
Cali Caddaawe Geeddi
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Caafimaadka
|
Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Caafimaadka
|
Shariif Axmedabbaas
|
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Warfaafinta
|
Cali Maxamuud Caraale
|
|
Wasiir ku xigeenka 2-aad Wasaaradda Warfaafinta
|
Maxamed Cabdi Cawad
|
|
W. ku xigeenka 1-aad W. Saynis. iyo Teknoolejiyadda
|
C/llaahi Jaamac Cali
|
|
W. ku xigeenka 2-aad W. Saynis. Iyo Teknoolejiyadda
|
Cali Rooble Maxamed
|
|
Wasiir ku xigeenka 1-aad Wasaaradda Gaadiidka
|
Sheekh Aadan Sheekh Maxamed
|
|
W. ku xigeenka 1-aad Was. Dekedaha iyo Gaadiidka B.
|
Cabdalla Boos Axmed
|
|
W. ku xigeenka 2-aad Was. Dekedaha iyo Gaadiidka B.
|
Cali Nuur Cumar
|
|
W. ku xigeenka 1-aad Was. Deegaanka iyo H/Miyiga
|
Cali Mursal Maxamed
|
|
W. ku xigeenka 1-aad Was. Tacliinta Sare iyo Hiddaha
|
Abuukar Maxamed Daahiye
|