Rotating Banner


Web Hosting
Main Page
Banadir Star
Latest News
BBC Somali


Books
  


Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Public Forum
Chat Room

Topic of the week
Djibouti Conference


Search BBC News

 


 

 
MU'TAMAR ISLAMI

 

ABUBAKAR AS-SADDIQUE ISLAMIC CENTER WUXUU IDIIN SOO GUDBINAYAA IN LA QABAN DOONO MU'TAMAR ISLAMI AH HALKU DHEGGIISUNA YAHAY U NOQOSHADA XAGGA ALLE) AYNA KA SOO QAYB GALI DOONAAN CULIMO CAAN KA AH BULSHO WEYNTA SOOMAALIYEED, FAAHFAAHINTA MU'TAMARKA MEESHA IYO WAQTIGA LA QABAN DOONO HOOS KA AQRI.

1- KULANKU WUXUU SOCON DOONAA LAGA BILLAABO JIMCAHA AUGOSTO 31DA ILLAA IYO AXADDA SEPTEMBAR 2DEEDA, 2:00 PM - 8:00 PM FIIDNIMO MAALIN WALBA.

2- MEESHA LAGU QABANAYO WAA (MINNEAPOLIS SPORT CENTER) CINWAANKUNA: 2121 E-LAKE ST MINNEAPOLIS, MN USA

3- GALIDDU WAA $10 QOFKIIBA MAALIN KASTA, WAXAA GELI KARA 15 JIR IYO WIXII KA WEYN RAG IYO DUMARBA, CARUURTA YARYAR LAMA OGOLA SABABO XAGGA ISMAQALKA OWGOOD.

4- CULIMADA KA SOO QAYB GALAYA SHIRWEYNAHAN WAXAA KA MID AH:

SH. MUSTAFA X. ISMAACIL KA IMANAYA-SOOMAALIYA
SH. MAXAMED SH. CUSMAAN------------KENYA
SH. IBRAHIM M. XUSEN---------------------SEATLE
SH. ADAM MAXAMED CIISE---------------CANADA
SH. C/RAXMAN SH. CUMAR---------------MINNEAPOLIS
SH. BASHIR JAMAC KITE ------------------MINNEAPOLIS
SH. MAXAMED M. MAXAMED------------MINNEAPOLIS
SH. MAXAMED IDRIIS------------------------ATLANTA

WAXYAABAHA AY CULIMADU KA HADLI DOONAAN WAXAA KA MID AH:

1- MUXAADAROOYIN AY KA MID YIHIIN:

A. U NOQOSHADA XAGGA RABBI (TOWBAD KEEN)
B. U DHABA GALID NOLOSHA DHULKAN
C. QABYAALADDA IYO BURBURKA UMADDA
D. DHAQANKA QOFKA MUSLIMKA AH
E. FUDUDEYSIGA MUXARAMAADKA
F. UMAD AAN IYADU IS BADALIN ALANA MA BEDELO
G. XALLINTA KHILAAFAADKA QOYSKA

2- MAWAADIICDA NADWADA

A. TARBIYADA CARUURTA
B. DARDAARAN DUMARKA AH
C. DHISMAHA WAALIDKA
D. BOORINTA DUCAADDA
E. DARDAARAN IYO GABAGABO

WALAALAYAL DHISMAHA MU'TAMARKA LAGUQABANAYO WAX CUNTO AH LOOMA OGOLA, TIRADA GALAYSANA WAA XADIDANTAHAY.

WIXII FAAHFAAHIN AH NAGALA SOO XARIIRA: TEL:612 990 2425 AMA 612 221 2618


Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 



Previous News

June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News