Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


Dawladda Kheyre oo Qaldantay !

 

Muqdisho,4th August 2018
By Banadir.com

Waxaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda weeraray maanta oo Sabti ahayd ciidan ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo doonayay in ay gacanta kusoo dhigaan, oo soo xidhaan Wasiir kuxigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya kaas oo xilligaas kusuganaa xafiiskiisa ee Xaruunta Wasaaradda.

Iska hor imaad aan sidaas u-sii weyneyn ayaa dhex maray ilaalada Wasaaradda iyo Ciidankii isku dayay inay gacanta ku dhigaan Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, oo isagu mas'uul ka ah arrimaha Xisaabaadka Wasaaradda. Sida la soo wariyay, Idaacadda BBC-da oo wareysatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka damiintay Wasiirka ciidankii booliska ee rabay inay jeelka u taxaabaan Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda.

Ciidanka Booliska ayaa ku andacooday in ay wateen warqad qoraal ah oo ay Maxkamadda soo saxiixday taas oo Wasiirka Ku-Xigeenka WAD lagu eedeynayo musuq-maasuq baahsan.Waa Su'aale warqad ay maxkamad soo qortay sidee buu Ra’iisul Wasaare ku hor-istaagi karaa ? Waa maxayse awoodda uu ku celin karo qoraalka maxkamadda ?

Hadii ay dhab tahay in Ra'iisul Wasaare Kheyre uu hor istaagay amarka maxakamadda, waxaa halkaa ka cad in aysin jirin awood kala baxa hay'adaha dastuuriga ee dawlada oo kala ah :
1- Hay'adda Fulinta oo ah Xukuumadda,
2- Hay'adda sharci-dejinta oo ah baarlamaanka,
3- & Hay'adda dhowrista sharciga oo ah garsoorka.

Taas oo muhiim u ah habsami-u-socodka nidaamka dawliga ee lagu maamulo oo dalalka aduunka ku dhaqmaan.


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright © 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->