Rotating Banner

Web Hosting
Main Page
Latest News
BBC Somali 1800

BBC Somali 1600

Topic of the week
Mogadishu Links
Somalia (60 - 69)
Somalia-Study
Somali Links
Chat Room

Djibouti Conference



M.M.Afrah's Books
  

0rder M. M. Afrah's book
THE SOMALI TRAGEDY
THE GANG RAPE OF A NATION. Mr. Afrah is a skillful writer and innovative storyteller. CLICK HERE FOR THE REVIEWS AND HOW TO ORDER THE BOOK.


Search BBC News

 


Previous News

Sep-Oct 2004 News
Aug 2004 News
July 2004 News
June 2004 News
May 2004 News
April 2004 News
Mar. 2004 News
Feb. 2004 News
Jan. 2004 News
Dec. 2003 News
Nov. 2003 News
Oct. 2003 News
Oct. 2003 News
Sep. 2003 News
Aug. 2003 News
July 2003 News
June 2003 News
May 2003 News
April 2003 News
March 2003 News
Feb 2003 News
Jan 2003 News
Dec 2002 News
Nov 2002 News
Oct 2002 News
Sep 2002 News
July 2002 News
May 2002 News
April 2002 News
March 2002 News
Feb. 2002 News
Jan 2002 News
Dec 2001 News
Nov 2001 News
Oct 2001 News
Sep 2001 News
Aug 2001 News
June 2001 News
July 2001 News
May 2001 News
April 2001 News
March 2001 News
Feb. 2001 News
Jan. 2001 News
Dec. News
Nov. News
Oct. News
Sept. News
August News
July News
June News
May News
April News
March News
February News
January News


SHIRKII GOLAHA BAARLAMAANKA OO FURMAY IYO XIISAD BA'AN OO KA OOGAN ...

 

BALCAD.COM WARIYE ASAD.N MAXAMED

SIDA WARARKA NAGU SOO GAARAYAAN WAXAA SHIRKII MAANTA KA FURMAY HOTEL GRAND REGENCY EE GOLAHA BAARLAMAANKA LOOGA HADLAYAA MOTION KU SAABSAN IN CIIDAMMADA KA SOCDA WADAMADA AFRICANKA EE LOO WADO NABADAYNTA IYO HUB KA DHIGISTA LAGU SOO DARO WADADMADA SAFKA HORE IYO IN KALE.

INKASTOO WARAR ILAA XALAY LA ISLA DHEX MARAYAY AY SHEEGAYAAN IN AFHAYEENKA GOLAHA BAARLAMAANKA MUDANE SHARIIF XASAN AY U HANJABEEN SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLADDA KENYA OO UU HORSEED U AHAA DANJIRE MAXAMED AFEEY SI UU DIB UGU DHIGO SHIRKAN MAANTA BILOWDAY, ISAGOO SHARIIFKANA KU ADKAYSAY IN SHIRKA MAANTA DHACO WAXII KALEBA HA DHACAANE.

ARINTAN OO U MUUQATAY FARAGELIN XOOGAN OO KA TIMID DOWLADDA KENYA SI UU MADAXWAYNAHA IYO RA'IISAL WASAARAHABA WAQTI UGU HELAAN DACWADDA DHANKA KA AH HOGAAMIYAYAAL KA SOCDA DHINACA MUQDISHO OO ABAABUL XOOGAN KA OOGAY SIDII MUDAYAALKA BAARLAMANKA UGU SOO HORJEESAN LAHAAYEEN MOTIONKA.

ILAA IYO HADDA WAXAA KA HADKAY SHIRKA DHOWR MUDANE OO BADANKOODA SI ADAG UGU SOO HORJEESTAY MOTIONKA , IYADOO AY U EG TAHAY IN HADII UU SIDAN U SOCDA SHIRKA LOOGA ADKAAN DOONO MADAXWAYNE YUSUF IYO XULAFIIDASA KU DOODAYA IN CIIMADDA SAFKA HORE LA KEENO SOOMALIYA.

WARAR KALE AYAA IYANA SHEEGAYA IN AMBASADOR MAXAMED CABDI AFEY UU SHEEGAY IN AYSAN JIRIN WAX HANDADAAD OO UU U GAYSATAY MADAXA BAARLAMAANKA LAAKIIN UU KA CODSADAY IN UU SHIRKA DIB U DHIGO KALIYA IYADOO DHINACA KALENA UU XILDHIBAAN CALI BAASHI KU CADEEYAY IN AFEEY UU AFLAGAADO IYO HANGABAAD ULA YIMID.


Hosted and Developed By The Web Technology

Main Page | Latest News | Reuters News | A. Press News| Washington Post |Contact Us

Copyright 1999 banadir.com  All Rights Reserved

 


The Centre for Research & Dialogue (CRD)
-->